VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

dawooy dawo caafimaadee darmaan qurux lagu mariimaay dareenka naftayda kiciyaay deegan baxdaay ubax dilaacaay maxaan danqashada galgacalkadartaa waraaqada maxaa gabalkoodam idhi dadkoo seexday gurigalay maxay dirqi igu hayd danteena inaan ukoco muxuu daal igu badnaa dadaalkayga mudnaa daryeelkaagag wacnaa inagoo isku duuban iyo dadkeenaa gargaar iyo deeqdaa rabi baa lahaa damaashaad dilaacaya
Queue is empty
-- / --