VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheel Dheel sanaye - Lyrics

waxdhintaad ka samirtaa rajo waa ladhawraa wixii dhumayna doondoon yaad isdhiiri galisaa dhabay ceel tagay baan geel ku dheelmiyaayoo dhalandhool haraadbaa nafta dhaganayaayoo dhici wayday sidaan rabay dhaawaciina hilaacyoo waa dhaboobay jacaylkaan dheeldheelsanaayee dhagax dhuunta kama dago dhaayahaad ka garataa dhulka meesha dooga leh carabkuna dhadhamashada ana dhawaawal baan ahoo dhibtu way iga badantahaoo dhididkiyo kulaylbaa dusha iiga da ayeee dhici wayday sidaan rabay dhawiciina dilaacyoo waa dhaboobay jacaylkii dheeldheelsanaayee
Queue is empty
-- / --