VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanko - Lyrics

waa qalanjo yaab loo qurux iyo ilaahbaa udhameeyay qaayoo ilan way qarsoonayd qumarkaan u eegee qac indhahakusiiyaa qumbacdaa qumbacdaa jacalkuye alla igamaqaadaa qalbi nuura iidaa qaabkii suleekhaa siduu eebe kuuqoray uu kuu qotomiyaa caashaqa ka qaadee qumarkaan u eegee qac indhahakusiiyaa gal gacal gacl gacal iqariyaa
Queue is empty
-- / --