VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaal - Lyrics

wanaag baan kuu hayaa jacaylbaan kula wadaa wax saara anigoon laheeyn wariyo sheekada dadkaa waswaas lagu beerayee lammaanihii siweheshada qaarbaa weetaynayooo ineey sii kala waddaan waxyeello ladoonayee amaal wadnahaygiyeey boga iyo waaxyaha jirkaay waanwaantaan kugu iraa adoo waayahay leh baad waddadii iga weecisaa wadiiqaad ila martaaa wareer baad igu batoo walaacay markaad itiri wariyo sheekaba anoo gudan waajibkaa walii loow kaama mudan walwaaliyo ceel wardheer anoo ka waraabiyaa wadaadtii daloolisaa hoosbaad iga weerartaa amaal wadnahaygiyeey boga iyo waaxyaha jirkaay waanwaantaan kugu iraa adoo waayahay leh baad waddadii iga weecisaa wadiiqaad ila martaaa.
Queue is empty
-- / --