VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo – Dhaanto - Lyrics

helelayle caashaqaygaay hablaha adaan ka cugtaye adna camal samaan kaalay ila cawee sida canabkaiyo canbe iyo tufaax caynadoodaay naftaydaad ku tahay cajiib afka cugaygaiyo dhabanada cadbaa curubaxey lamoodyeey ibaday cishqiga caaqil inuu ku dhalay huno way cadee aan cawaynee ciyaarta ma wada tunaa cagta iyo iigu celi jiibka caawa codka lali aan ciyaarta adkayne cawoy faafan cidhifyadeediyo ciida jarar uu ku da ay cirkii caawa ma ila dagi cimilada dhulkeenee cajiibka badan ayaan camal saneey kuugu tumi caruus caraf iyo udgoo huuno mida caseey aan cawaynee ciyaarta ma wada tunaa caagaarkii danoogiyo ciida jarar uu ku da ay cirkii caawa ma ila tagi cagta iyo iigu celi jiibta caawa codka lali aan ciyaarta adkayne cawoy by masuul.com lyrics
Queue is empty
-- / --