VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabta miyaan ku saaraa - Lyrics

dhiigiyo jacaylkii ee xididada dhamaystira afka lagama dhawree ma ogtahay dhigayoow markaan dhaban u seexdaba inaan kugu dhadhabayoo hadii aad dhiboontay anba kuguma dhaafeen hawlaha dhankaagee dhinaacaga ila qabo walow dhaylo aad tahay ee hadana la dhaqankiyo dhunkashada ku wacantay dharaar aragti ma ogtay caasahaqan wax dheeree dhado roob la moodiyo dhalanteed inuu yahay jacaylkii dhawaan gala dhaxal lagama gaadhee horta inuu dhab kaa yahay waa inaan dhudhumiyaa imika dhudhumiyo miyaan soo dhawaadaa awalba igama dheerayn dhabta miyaan ku saaraa dhibkaan kula nacayaa hadaba dhalaan sidii dhabarkaaga igu qaad dhalad waan ka fududee dhugmadiisu ruuxay ee iiigu dhantahay ayuu dhibayaa xishoodkuye ma ogtahay dharaarahan rabitaanka awgaa dhabayaasha suuqa dhar la'aan inaan maro cosob meel ku yaaliyo ee dhex qotoma xareediyo dhabi baxay la moodayeey ma ogtahay dhakhsiimuhu caqli lacag dhalaayaa duni iguma dhiciyee dahabaan ka dhuran laa
Queue is empty
-- / --