VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees Aroos - Lyrics

Haddan rer la dawa dhisin Jaceyl labo is raad sani Raaca manta nool iyo Aduun laguma raageen...2X Arooskinu raaxo iyo Ramaad iyo barwaaqi iyo Oowlad raagto oo wacan Rabbi ha idinku deeqee....2X Raginan iyo dumar kow Riiga siiya sacabkoo Raah ku raaga roob wacan Sidii si mash xarada raaciya....2X Duca rubada laabti iyo Rici rada ka timid baan Ane soo rid ridayaa yee Aaminta raaciya....2X Labadii isku raagta Aamin aamin Labadii isku reeysa Aamin aamin Labadaan kala raagin Aamin aamin Isku roonato ahaada Isku sii raagto ahaada Isku raaxeysta ahaada Isku so roora ahaada....2X (((BOGGA LABAAD))) Haddaan rer la wada dhisin Jaceyl laba is raad sine Raxmada meesha taal iyo Farxad lama riyaaqeen....2X Ruun kiinu kheyr iyo Reexan udgoon lahoo Rugo lagu nagaadoo Ehellada u roon noqoy....2X Raginan iyo dumar kow Riiga siiya sacabkoo Raah ku raaga roob wacan Sidii si mash xarada raaciya....2X Duca rubada laabti iyo Rici rada ka timid baan Ane soo rid ridayaa yee Aaminta raaciya.....2X Labadii isku raagta Aamin aamin Labadii isku reeysa Aamin aamin Labada an kala raagin Aamin aamin Isku roonato ahaada Isku sii raagto ahaada Isku raaxeysta ahaada Isku so roora ahaada...2X ))) lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --