VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

hadaan hooyo daadihin dalka geesi dhawriyo mufti diinta sheegiyo dhakhtar daawo keeniyo dadku heer ma gaadhen dunidan hadaan dhabar dugsoono qayd lagu dabooloo dusha igu xambaartee adoo daalan hooyooy culays kuugu sii daray dahabiy xariiriyo hadaan duunyo kuu raro dayntiyo xaqaagii dar allee ma gudi karo inaan darara maansiyo inaan deexdo hadalkiyo dad inaan ahaadaba adaa igu soo dabaalee ku dakee janada oo rabi labada daarood darajiyo wanaagiyo dambi dhaaf hakuu qoro intaad daymo farax lee qalbigayga deeqdoo amaan iga da, wayn ani igu daadahaysee dalmar iyo itidhi deeq anoo duudka kugu sida hadaan hooyo sadex goor ku dawaafsho xaramkii dar alle ma goyn karo inaan darara maansiyo oo aan deexdo hadalkiyo dad inaan ahaadaba adaa igu soo dabaale ku dakee janada oo rabi labada daarood darajiyo wanaagiyo dambi dhaaf hakuu qoro
Queue is empty
-- / --