VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqiiqada - Lyrics

waxaad shalay igu dhaliishay adigu maku dhiiraan maanta dhibtaan kuuu quudhi waayay dhankaan jiro ha u walwaalin anoo dhayin dhaawacaaga inaan dhinto ha u hiloobin hadaan dhayay boogahaaga kuwayga ha dhiijin maanta dhab weeyee caashaqayguye intaad dhalanteed u moodo xaqiiqadu yay ku dhaafin dhaayihii aragaaga doonay ilmada ka dhibcaysa baaji adoo ku dhexnool naftayda dhimbiilo haku shidin gubaysa dhunkaal ha uqooshin ruuxa dhankaaga usoo hiloobay laxdii dhukan moog abaare dhedada roob ha u malaynin dhab weeyee caashaqayguye intaad dhalanteed u moodo xaqiiqadu yay ku dhaafin
Queue is empty
-- / --