VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxan wayaha aduunka - Lyrics

maxaa waayaha aduunku jacayl wahan igu abuuray muxuu wadnaha iyo beerka dhamaan waaxyaha ku faafay maxaan wadayaasha dhiiga jeclaystay inaan wadaagno maxaaa wariseey dartaa colaad warmo la ii afaystoo wad iyo halis la ila raadshay hadaad wacadkii dhexdeena wacadkii ila wadaagto waaliyo ciil maan muteen maxaan waaniyo tusaale ka weecday anoo arkaaya maxay wadar iila yaabtoo wargaysyada la iigu qoray maxaa dad inaan is wayno jeclaa kala weecadkeena maxaa dumar kale warkoodba waqtigu isu kaaya diido weedhooda naftaydu diiday
Queue is empty
-- / --