VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Turxaan - Lyrics

tamaatidii jacaylkaa i taabtoo wadaha i tagay uu igu tilaalmooo turqayaa naftaydii tiiraanyadiisana hadba waxaan la toosaa nabar iga tan wayniyo xanuun taabtay halistiiye tashi igu badnaaye kow dhe hadii aanad ii tudhin laba dhe tabtii lalyla iyo qays taydu kama sokaysee ha iga tagine muunaay macaan adigu ii tali taabtii jacaylkaa lagu tiray naftaydoo siduu iigu taagsaday ma tilmaami karayee tooyashada hakayguna hadbuu wuxuu ku taama oo tiigso leeyahay inaan talo wadaagnaaye
Queue is empty
-- / --