Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Dayax dalnuurshe heesta Calanka Dajis Embed 61.7K Keedka: > >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Calanka lyrics

Calankaan dugasadayee
Ciidayda hooyo
Qarankaan coskadayee
Calaamadu uu lahaayee
Casiis igu deeqoo

Lyrics by Masuul.com

Cindaygayga Adigaan
Cisho qura ka baxinoo
Dartaa uu cadaan iyo
madoow ii colaadshooo
aad baan kuu ciseeyaa

Waxuu cudur idaayaa haa haa
ishu caafimaadaa
Markii aad cawaaloo
Babaneeeso caadkee
Cadawgaa ha jabo
Calankaygiyuuu
Cadwgaa ha jabo
Ha jabo cadawgaa hajabo