VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii layga kaa guursado - Lyrics

Hadii layga kaa guursadoo Axdigaan gorfeeniyo Cishqigeenii gaagaxay oo ka gacan banaaneen Adna igooysooo Igaraabi waydoo Igu dhaaftay gayi maran Inaan gayaan ka quustoo Guumoowoo fadhiistiyo Inaan guur maanta Miyaanan ila gudbooneen Haddi lurku igu godoomo Guri kale yagleeshoo Gayaan kale uhooyato Ana gooni aan ahay Farta laygu godayoo Gaar la iga faqoo Godob caashaq aan sidoo Inaan gayaan ka quustoo Guumoowoo fadhiistiyo Inaan guur maanta Miyaanan ila gudbooneen
Queue is empty
-- / --