VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku waa qaan - Lyrics

aduunyadan qiyaalkaa qosolkiyo layaabkkaa qurbac baa laga daday arag qaarbaa rumaystee ana kuma qancoo abid qawl aan mudnayniyo qalqalooc ma yeelee adiguna qabwayniyo kibirbaa ku qariboo qardajeex ku mariyee jacaylkaad qabyaysiyo abaalkaygu waa qaan waayahan qaliilkaa qatartiyo hayaaydaa is qabqabsiga qofki jecel qurux kuma caweeyee ana quursi maan baran sida qadarinta aadmiga quud been loo tuso adiguna qabwayniyo kibirbaa ku qariboo qardajeex ku mariyee jacaylkaad qabyaysiyo abaalkaygu waa qaan
Queue is empty
-- / --