VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadra - Lyrics

hanaan qurux dhamaysan hufnaan iyo dabac wanaagsan hubqaad iyo argi muuqsan dulqaad iyo garasho heersan maxaan hibo kuu hadaysan rabigu kuu siiyay haabsan haweenka adaa u magacsan hankayga adaa ku dhawrsan xiskayguna kuu hiibaysan midaan heleyeen hilaadsan rabigu ii hibeeyay goorsan ayaad ii tahay hubaalsan habdhaqan milgiyo xishoodsan haybti dumarkoo hagoogsan hooyaa ku habtoo barbaarsan hday wadataa halbeegsan adaa hodonoo haldoorsan adaa ii huray adeecsan waxaynu hirgalinay hoysan hibaynu haleelnay guulsan xiskayguna kuu hagoogsan midaan heleyee hilaadsan rabiu ii hibbeeyay goorsan ayaad ii tahay hubaalsan
Queue is empty
-- / --