VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi taahay - Lyrics

jacyal taaganoo tiir adag lahaynoo taageero helin yaa toosin kara adiguna tusmooy waxaan tabanayaa wali maand tabin mana taaba galin tilmaan quruxsaneey markii aan ku tabo qalbi taahaybaa telefoonka dira taag uma hurdoo cishqi iga tan wayn yaa igu tarmoo laabtayda tuban hadaan la isku turin tala naga dhaxayn aduun tiigsi maleh naftu way tagee tilmaan quruxsaneey markii aan ku tabo qalbi taahaybaa telefoonka dira
Queue is empty
-- / --