VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamis - Lyrics

Shamisay adaa shidaa Shanta gees aduunyada Sharafleeyda dumarkana Adaa lagu shabahayeee Been sheegi maayee Shiddada jaceylkana Iga shaafisoo Sheedeeda taagnoo Markii reeruhu shiraan Sheenlayda wada keenaa Shaaciyaan gabdhahu Amaantaada sheegaan Shamisay adaa qurux lagu sheegoo Daa'uus Rabi kugu shubayoo Xariir kugu shakaalee Shanfarool hadalkiyo Shuxshux aan dhamaano Lamaanaha laka shiriyo Shabaq yeenakala galin Markii reeruhu shiraan Sheenlayda wada keenaa Shaaciyaan gabdhahu Amaantaada sheegaan
Queue is empty
-- / --