VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aloow isku keen daa - Lyrics

dajiyaha xiskoow hankoow qalbi diiriyow waxaad tahay dunida kaan ka doortayo adigaan dartaa da day uga hadhee aan wada dagoo aan wada dalxiisnee alloow ha ina kala dilin inakala dumin allow isku keen daa rabow beer daajiyoow dawadii naftaw diric geesiyoow waxaad tahay dadnimo iyo daacadnimo daa imku miduu kugu deeqaaye
Queue is empty
-- / --