VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamiga - Lyrics

Markaan hadimada jacaylka Ruqdiisa qabeen dareenka Hamiga unuglaa buseelka Waataad ihagrateed nacaybka Hubaal aad Ku daysay luunka Hadeer ha ka sugin xaqdhawrka Markaan amba qabay haraadka Sawtaan kaa waayey hiilka Sideen kuugu huri daryeel Hadoon ka bogsaday xanuunka Markaad hanan wayday hilmaamka Dartaa hibanaayey oonka Heedana kala shooray ciilka Hamiga noloshiyo xidhiidhka Markaad hakisano go,aanka Hagaag uga qaatay beerka Markaan amba qabay haraadka Sawtaan kaa waayey hiilka Sideen kuugu daryeel Hadoon ka bogsaday xanuun
Queue is empty
-- / --