VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

adaa waaxyahaygaba ku abuuran wiilyow waagaad timaaduu ii noqon wakhtigu kow wuxu waynihii ilaah ku abuuray waaxyaha u baryaa wanaagoo inaad noqoto wehelkay adigoo xarago wacan anoo waafiyoo ladan rabibaa wax bixiyoo barisada ku deeqee noqo wiilkii aan rabay warsanbaan codsanaya sida geel wal waali yimid ooy wiilashii waday dhab u sii wadacayaan warsan iyo ku imo khayr sida wiil taroon dhalay wadnahaygu kuu jecel laabtaydu kuu furan wajigaygu kuu wacan ilamaa wadkahoroo
Queue is empty
-- / --