VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kuligood ma oga - Lyrics

Eebada cishqigu Miday oofta bidix Ka asiibtayoo waxaan ahay il daran 2× Waan aaminoo Arinbaan lahayn Sida ubad aan dhalay U waan eegan jiray 2× Maantana odhaah Aflagaado nacabyay ahayd Maantana odhaah Aflagaado nacabyay ahayd Kuwa uduga qoox Ka ogaal warama Kuwa eegayee Xidigaha watiri Culimada aliyo Waa aleesho rogi Culimada aliyo Waa aleesho rogi Kuligod ma oga Ma ogaan karaan Sida amarku yahay Kuligod ma oga Ma ogaan karaan Sida amarku yahay 2×
Queue is empty
-- / --