VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Liiga - Lyrics

Lahashada kalgacalkaa Ladiwaayey Laydhiisaabaan laliicliicayaa Sida liiga oradkaan loomaayayoo Sida law law hodayaa Intaa lama haleeshee Maladniye cishqibaa Igu laba kacleeyoo Noolaan maayo hadaad Soo laaban waydee Laamadood habeenkii ladi waayey Lulashada wadnaha sow Lahan iguma sookaco Sida nugud xargalaybaan Dadka liib ku yeeshoo Sida geenyo labeebaan Intaa la ijara lulaayaa Ma ladniye cishqaa Ugu laba kacleeyoo Noolaan maayo hadaad Soo laaban waydee
Queue is empty
-- / --