VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta - Lyrics

Naftaan gabiga dheer iyo
Garbada kalulatee
Sidii oo gayaan kale
Gayigeena lagu arag
Goobeeysa kaligaa

Goorteey ku weeydana
Dhirta goolal iyo jiix
Miraha eeyga gooyeen
Caashaqu u gaar yahay heey heey

Galabteey ku aragtana
God xareeda iyo wabi
Looga gogol dhigayee
Guraneeysa hoobaan

Oomana gal gacal iyo jacayl gaax sanaa  abid ee
Hadii aad gu doon tiri galad weeye eebe
Guri raysle iyo doog weeynu gaari doonaa

B-2aad
Naftaan gooral dhaxal iyo 
Gabadana u hoyatee
Gaba gaba colaad iyo
Guluufu u dheer yahay
Gabalkii u dhacaayo

Waagii gaduutaba
Ee gogol la seex diyo
Gasiin kii la cuni jiray
Labadaa midnaba garanee hee eee

Gaar ugu danbeeysiyi
Gordhab waal iyo
Guhaad waalid heeysee
U godoontay oowgaa

Ooomana gal gacal iyo jacayl gaax sanaa  abid ee 
Hadii aad gu doon tiri galad weeye eebe 
Guri raysle iyo doog weeynu gaari doonaa

Lyrics by : IKRAAN

Queue is empty
-- / --