VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaa ii ogayd - Lyrics

Sidaad ii ogayd baan adiga mooyee ragba ilaaway Sida ii ogayd baan Ubax lamoodyoo kuu amaanaa Sidaad ii ogaydbaa Axdigaynii u adkeeyaa Miyaad ogayd Miyaad ogayd Miyaad iloowday Indho jacayl igu abuurtay Uurkaygana ku beerantahay Maba ilaaweee Sidaad ii ogayd buu Afku hadalka iiga xadayaa Sidaad ii ogayd baan Erayadaadii kuugu heesaa Sidaaad ii ogayd baan Adiga awgaa aan u ooyaa Miyaad ogayd Miyaad ogayd Miyaad iloowday Indho jacayl igu abuurtay Uurkaygana ku beerantahay Maba ilaaweee Siidaad ii ogayd baan Alle ku aaway kuu irraahdaan Sidaad ii ogayd baan oon aan kuu qabo kuu ildaranahay Sidaad ii ogayd baan aragtidaadii ku istariixaa Miyaad ogayd Miyaad ogayd Miyaad iloowday Indho jacayl igu abuurtay Uurkaygana ku beerantahay Maba ilaaweee
Queue is empty
-- / --