VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo durug - Lyrics

Afar iyo tobnaad iyo Dayax soo aroor baxay Markii aan ku eegaba Abshirow ku moodaa X2 Kuma arag aduunyada Aynigaa mid kula mida Bee hadaan uurka lagu Sidin ubixii baxaayow X2 Eedkaa timaadiyo amar Eebe mooyee ifka adiga Oo nool kaa ooli maayee Arin maxan ka yeelaa X2 Amin dhexe habeenkii Anigoo hurdada galay Iitimid ishaaradu inago Aroosee x2 Markii aan ku waayana Eri dhaban sidiisaan Olol reemi lahaa ubaxii Baxaayow x2 Eedkaa timaadiyo amar Eebe mooyee ifka adiga Oo nool kaa ooli maayee Arin maxan ka yeelaa X2
Queue is empty
-- / --