VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsanow dhulkeyga - Lyrics

waa xeebta ugu badan bogashada dalxiise xamar iyo barbariyo bari iyo ksimaayiyo biyo kulule hulufu loo tago baxsano dhulkaygii kama baaqan karaye allahayow allahayow indhaha u basaasane u bagee igaadhsi bada iyo laba da'od iyo buuraha iyo markaad eegto beraha waa meesha ugu badan barwaqada aduunke bada iyo xanuuniyiyo bari iyo abaayiyo baahoobna kama jiro baxsano dhulkaygii kama baaqan karaye allahayow allahayow indhaha u basaasane u bagee igaadhsi
Queue is empty
-- / --