VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adiga iyo Dadnimo - Lyrics

oofiyo xanuuniyo hadii uu arami yahay inanyahaw jacaylkaa irbad baa dawayn lahayd odhaah iyo nasteexiyo hadii loo ergoon karoo odayayntu gali lahayd waaba loo arimin lahaa waxaa aan way ax aah daa la hayaa inanyahaw sidaan ahay malaha kuu asteeyee adigiyo dadnimadaa wuxuu aafo gaystiyo dhibtuu yeelay aadmiga sidaad uga xog laadahay ma aqoon la,aanbaa kugu idhi itaalkay amaan waxaan karaayee ma abwaanaa culusbaan araar kaaga doonaa waxaa aan way ax aah daa la hayaa inanyahaw sidaan ahay malaha kuu asteeyee adigiyo dadnimadaa
Queue is empty
-- / --