VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaashaan - Lyrics

geedi igu reeb gaadh dantiisii ana may igu gudhay hadal haday labada geesood gaashaan ka diriren naga gacan sareeyaan garta raacshay mawluhu gurmad kalena filanayn xagay godobtayadu mari calaf god gal god ciil gal ciil god gal god baas gal gaadmo igu reeb goosay dabadeed ana galaw ma weheshaday haday dumar gabigoood gaaafaan xumaneed gafka loo haloosiyay gardarana la naaxine garashana sidaa tahay xagay godbtaydu mari calaf god gal god ciil gal ciil god gal god baas gal
Queue is empty
-- / --