VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahadhaa Jacaylku - Lyrics

hadii aan hankiyo iska dhigo hamada talaw miyuu hiyugu igu hurin dareen hadaan meel kaliyo u tilmaamo hoy kale talaw miyuu hurdadiyo igu heli riyada mahadhaa jacaylku ma habsoobay waligii mise heego waayoo habrashaba ismay arag hog hadaan ku dhuunto hulul galo habeenimo wu i halacsadayo hareertayda kama dhaxo ima hiiifo caashaqu hawlna igama daayoo malaha hadimadiisuu u haystaa naruuroo mahadhaa jacaylku ma habsoobay waligii mise heego waayoo habrashaba ismay arag
Queue is empty
-- / --