VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaalada - Lyrics

naftaa dhooftoo aan dhiman dhibaatay leedahoo waqtigu wuu dheeryahoo dhulkuna wuu kala fogyay dhaayuhu ma arkaan kolay naf meel dheer kaa jirtoo dhanbaalada soo diroo dhagaha uun igala soco jacaylbaa i dhalan rogoo hurdana dhaafoo ka tagay habeen waa dheelmadaa dharaartiina waan socdaaye
Queue is empty
-- / --