VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hogaan caashaq - Lyrics

halkuu igu sii wadiyo hamuuntuu jacayl i baday adaa ii horseedayoo hurdaba waanu kala go'nee hadaad haye igu tidhaa ma hawlbay kugu tahoo huqbaan kugu reebayaa hadmaad i rumaysanoo naftayda u hiilinoo hogaan caashaqa u noqon aan wada haahaabanoo daruuraha wada haysanoo hilaacnee sidii gugee hareeraha ila qabo hankayga ku doonay iyo halbawlaha kuu damqaday adaa halistaa gashoo haraad koonka ahee hadaad i hanoonisoo hasaasaha ila wadana ma halbaa kugu seegi lahaa
Queue is empty
-- / --