VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miir malihiyee - Lyrics

Miyir malihiyee Maaddadaadaa ku marqaamaye Markaan ku maqlee Murug idaysee Maanta aan mabsuud noqdaayee Muraadkaa ma moogiyee Macaanoow maxaan kuu galaayee Anna makaa maarmiyee Maantii midigteey iiga muuqataa Aa macaanoow i maanqaaddeee Mana helaayee midkale oo Masaalkaaadeee Muraadkaa ma moogiyee Macaanoow maxaan kuu galaayee Anna makaa maarmiyee Miyir malihiyee Maaddadaadaa ku marqaamaye Markaan ku maqlee Murug idaysee Maanta aan mabsuud noqdaayee Muraadkaa ma moogiyee Macaanoow maxaan kuu galaayee Anna makaa maarmiyee
Queue is empty
-- / --