VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tool moon - Lyrics

been lama tilmaamee toolmoon tin iyo cidhib qurux waxay ka tahay taam taariikhda noloshiyo tusmadiyo aqoontana rabi wuu u dhamaystiray waa tima haldhaalay xushmad lagu talaaloo waalidkeeda toolmoon kumuu tacab khasaarin talaaba wanaagsan toolmooneey heey heey hobeey nuurbaan u tumaynaaye ee caawa yaan u kala tagine ee rabi waxan ka tuugaa taladaa inaad wadaagtaane hobeey tawfiiq lahaataane hobeey aqalkiina tiir adageey taagnaada waligii yee tusan iyo barwaaqa ah ee rabi idinku taageere tu san iyo barwaaqa ah e taashbaan ku saarnoo toolmoon tol iyo gacal arooskiina taagee taxanaha jacaylkiyo tashigiyo is maqalkana ha ka tagina waligiin waydinkaa tis qaadee tubta toosan wada mara tabca ubad xalaaloo tarankiina lagu farax
Queue is empty
-- / --