VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl waa - Lyrics

Jacayl waa dhadhankii Dhismihii noloshee Jacayl waa waa dhadhankii Dhismihii noloshee Hadii aan aan lagu daalin Dhulka aan aan lagu jiidin Hadii aan aan lagu daalin Dhulka aan aan lagu jiidin 2× Jacayl waa dhadhankii Dhismihii noloshee Dhagihii maqlaba Dhaayihii arkaba Dhaxalkooda waa farax Dhaxalkooda dhaxalkoodu Dhaxalkoodu waa farax Dhaxalkoodu waa farax 2× Dhalintii wadankay Dhaayihii arligay Dhalintii wadankay Dhaayihii arligay Kalgacayl ay ay isu dhiiban Dhalanteed teed ka ilaashaa Kalgacayl ay ay isu dhiiban Dhalanteed teed ka ilaashaa Dhalintii wadankay Dhaayihii arligay Dhagihii maqliyo Dhaayihii arkaba Dhaxalkooda waa farax Dhaxalkooda dhaxalkooda Dhaxalkoodu waa farax Dhaxalkoodu waa farax 2×
Queue is empty
-- / --