VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdi - Lyrics

2x xuralcaytii dunidaay xidigtii haweenkaay xawalayda oo idil taan ka soo xushaay 2x kol hadaan xilahaygiyo xaaskaygi noqotay guri xalaala jogne 2x xil waynbaa na saarane xigtadiyo qarabada xagaygiyo xagaagaba waa inan xaqdhawrnaa 2x isxaqdhawrka labadeena hadaan xappi igu tidhaa ana xayaati kugu idhaa 2x xamdiyeey xagaygaa qalbigu uu xasiliyaa xaaduna istaagtaa 2x qurux loo xantoobshaay xaragada udhalataay xubno dabacsan leyeey tii xiskayga deeqdaay 2x xaqiiqadii jacaylbaa xananadii naftaydaay xumaan kuma qudhee 2x haday xurguf timadana aan kala xanaaqnana aan xalino dhexdeeno yayna ogaan dadkeena 2x is xaqdhawrka labadeena hadaan xabiibi igu tidhaa ana ayaati kugu idhaa 2x xamdiyey xagaygaa qalbigu uu xasiliyaa xaaduna istaagtaa
Queue is empty
-- / --