VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees kaban 1 - Lyrics

cududii nimaan cunin ciil kama fogaadee calafkii ma dheeree waa cuduro waaweeyne caaashaqu nimuu helay iyo cud nimaan dhaqan caaqibay isa seegoo waa cuduro waaweyne nimay dumarku cariyeen ceebtiisu ma dhaxdoo caafimaad ma seexdoo waa cuduro waaweeyne cadan iyo jabuutiba carfi lagama waayoo caqligaygi waaloo waa cuduro waaweyne sidii cawl banaaniyo ciirsilaan u baxayoo cidladaan bariistoo waa cuduro waweyne
Queue is empty
-- / --