VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees kaban 2 - Lyrics

gayi uu daga iyo guryo uu dhigtaba geesigii hayee ee kuu gaara ee garabjoogabaa hurdada gam,ee ani way galgalin waxan guurayee guclo roorayeee kuu godo noqdee guulow alloow galadloow illaah aduu ii gargaar oo gacan isii dadku waa gurmadee garab iyo gargaar geesigii hayee ee kuu gaara,ee garab joogaba hurdada gam,ee ani way galgalin waxaan guurayee guclo roorayeen ku gado noqdee guulow alloow galadloow illaah aduu ii gargaar oo gacan isii guunyo waa dhaqdine geela iyo lo,daba geesigii hayee ee ku gaara ee garab joogaba hurdada gam,ee ani waa i galgalin waxaan guurayee guclo reerayeen kuu godo noqdee guulow alloow galadloow illaah aduu ii gargaar oo gacan isii dadku waa gurmade garab iyo gargaar geesigii hayee ee ku gaara ee garab joogaba hurdada gam,ee ani waa i galgalin waxaan guurayee guclo roorayeen kuu godo noqdee guulow alloow galadloow illaah aduu ii gargaar oo gacan isii
Queue is empty
-- / --