VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees kaban 9 - Lyrics

rooboo macaan ama xariirta la daawadooy ama xashkii nabigeena tag gaana dumarbay igu dareen garaw la caanaynba i helay oo sidii geedbaan noqday sidii gumarkaan uhuri geelasheenii maanadheen raasadii garaneed ogayd wadnihii raw raw lahaa reer igee mala maleeyana waa illaah mala ragbaa lagu meel mara noo maleeyoo maal na mari maan yareey muuminaay indha uu maqnaaday intaa i odhan meelahaasaan joogayaa tima yareey tuur adhi la joog ani tagaaga la ii amaan
Queue is empty
-- / --