VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caynaba - Lyrics

tagay ceelshaaa bariyoo baryana tagay buuhoodle buuraan ka haybsadoo biyaan dhuray birta caynaboo berdaha ku wareegay buur dhaaboo ka baaqay banaanadii hawdoo biimeeyay naftaan bogsiin jirayee kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsado ee baabuur hawd tagayaan halabsadayoo habeenkii daroor usii hoydoo ka haw idhi hiirtii waabariyoo hadhkii maalinimo haday tahayoo galool hadh dacar leh yar hoos galoo halkaana cabaar ku yara hakadoo sidii haatufkii waxbay ila hadloo hareertaydaan eegayoo hinqadoo haleeyay hubkaan sitoo idiloo hayaan hawd tagaya haybsadoo hore usoco bay i yidhaahdeenoo hagaag ii tilmaame hilinkiiyoo kusoo hirtay hugunkii reeraha oo hoos baan u waraystay hoygoodoo kamaan helin taan u hawlgalaye taan u jiidh go,yoow waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsadee Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --