VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fikir - Lyrics

Ma fooyiboiyoo ishqibaa faraqa iigu xidhanoo fahma waxay iga jirtaa meel aanan filanayn caashaqu ma fududee ma fayoobay iigu iman mise aniga oo falan fikir baan la fiqnahay aawada waagu fiirsaday sal fudaydiyo qalbigaygu wuxuu filayo mooyee fooridaa galawga iyo ugaadhaan la foofaa caashaqu ma fududee ma fiyoobay iigu iman mise aniga oo falan fikir baan la fiignahay aawadaa la igu fiirsadey Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --