VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniga oo wax badan jirin - Lyrics

anigoon wax badan jirin walbahaar kalgacalba igu waabariistee wahaadaye naftaydii waxa haystaan la yaabee wadada iyo gaadhibgaba kama weecanaysee wiil yahoow ku waayee war miyaanad iga hayn mise waranka caashaqu kaligay wareeyoo igu wiirsadaa tahay wacdaraha aduunkaa i weedhimaanayee wadnahayga inanbaa looga waab sameeyee wanaaga iyo sheekadu waxba iima tarayaan naftana wehel ku moodee kuu wisiisiyaysee ka wanaaja maad noqon mise waranka caashaqu kalaigay wareemyoo igu wiirsada tahay
Queue is empty
-- / --