VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duul maqan uyeer - Lyrics

diriyaan oo ho diriyan diriyan oo cadan ka yeedh diriyan oo diririgee diriran duul maqan u yeedh durbaan dadku waa madaw durbaan hidahaaga door durbaan dumarka iyo raga durbaan daawa u tahaye durbaan waliga ha dhamin durmaan waa doog dhulkii durmaan wabiyaa dur duray durmaan cirku waa daruur durmaan waa deeq allee durmaan waligaa cadabin durmaan maalkii daree durmaan dhashay duunyadii durmaan daaqii wuu boxoo durmaan danta noo adkee
Queue is empty
-- / --