Heesta Roor roor ma roonee - Lyrics
Run malee iska sheegoo
Rooroor marooneey
Inteed rabtaayeey
Ana waan ku rabaaye
Maxaad ii rabteene
Qaali ii ahaawe
Run malee iska sheegoo
Rooroor marooneey
Inteed rabtaayeey
Ana waan ku rabaaye
Maxaad ii rabteene
Qaali ii ahaawe
Rag kale eekamaa
Kuu riyaaqee
Rag kale eekamaa
Kuu riyaaqee