VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilyahoow dudur - Lyrics

wiil yahow adigaa kugu waashayee warsan kaama helee x2 wadnahayga adigaa wehelkiisa ehee x2 waan kaa helay walee waad iigu wacan tahee ila wadee wixii aan kaarabee x2 waagii baryaa wajigaa aan waayo wel wel iima dhinee hee x2 iwanaajisid baa aboow waajib kaaga ehee x2 hooy hooy waan kaa helay walee waad iigu wacan tahee ila wadee wixii aan kaarabee x2
Queue is empty
-- / --