VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Olol - Lyrics

Jacaylkii ina hantiyay Labadeena kala helay Wali waan u heesa Habeenkii iyo dharaartii Hurdada iyo soo jeed Had iyo jeer hamigiisu ima dayn 2x Anigoo hoorayaan Wali hoobeey leyahay Hadalka iyo yeedhada Ayaan hugunka la deyda Hadba kaa dhagaystaa Haybada iyo quruxdada Ayan hir iyo la ceda Sida hogosha soo haabo leeyahay 2x Waan hees ban cawiga Wali hoobeey leeyahay Hoobeey hoobeey Wali hoobeey leyahay
Queue is empty
-- / --