VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku waa goboo gabdhiyo wiilbuu dhalaa - Lyrics

rag iyo haween wada jirkeedu nolosha rukunkeeda weeyaan hadii rasmi loo wadaago caashaqu raxmad hoortay weeyaan aroos lagu rayo weeyaan haduu kuu reer samaado allaylehe raaxo weeyaan awlaad iyo reer san weeyaan jacaylku naftaydiyo ruuxda dareen la rafiiqay weeyee halkuu dookhaygu raacay haduu rabi ii rumeeyay guurku rugta nolosha weeyaan
Queue is empty
-- / --