VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

hani ani hawlaheenii inay noo hagaagan halgan baan u galayoo waxaan midaa hadal marna kaa hor keenine hiil maanan waayine adigaa i hagradaye hadaad hormarkeenniyo halgankeenii jeceshay jacylkii nabsigu helay siyar umaad halayseen hurgumada jacaylkiyo runtii hadaladaada hoos ii dhigaayee waxaan ahay miid hanan karta ama aad ka helayside dhamaan hawlahaagiyo waxaad hiigsanaysee hadaad hormarkeenniyo halgankeenii jeceshay jacylkii nabsigu helay siyar umaad halayseen
Queue is empty
-- / --