VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigu siduu kula jiro - Lyrics

kii aan jantee jismiga iyo oogada uun wadnaha jeexisiyoow jawigu waxuu ii saxmaa jiboodaa aawadaa markaan kaa helo jawaab hadaadse jawaan liici layd qalbigu sida uu kuula jiro jidhkaa ku dubaaxin laayoo ilmada maad joojiseen joharadii laabta iyo jidiin dhuuni iyo nafaqo naftaydu way u jeelanto hadaan jees noqon lahayn ardaa ku jalbeeban layn qayrkay uma jabeen hadaadse jaleeci layd qalbigu sida uu kuula jiro jidhkaa ku dubaaxin laayoo ilmada maad joojiseen
Queue is empty
-- / --