VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulasho - Lyrics

xidigtii jacaylkoow inankana xanaanshee een xaalka siiyee xalka qaadan waayee xurmo weeyi guurkiye xumaan loooma quudhe gacal iyo xigtaan nahae waana xaal gobedoo waa xeer sidiisii odayaal xajinayaan caawaan xukumanee dna hooy xasuusnaw xaq baan isu leenahee xulashadii jacaykoow inanakaan xaqiiqdii nolol xiiso loo wacan xaashida u rogayoo xurmo weeye guurkuye xumaan looma quudhee gacal iyo xigtaan nee xusuustayda kama go,in xiligaan is baraniyo xidhiidhkii dhexdeeenee caawaan xukumanee dna hooy xasuusnaw xaq baan isu leenahee
Queue is empty
-- / --