VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

hibooy hoodaalayeey hilaac muuqdaad tahoo tabtii hodan baad tahoo hilaac quruxda ugu eeg xishoodka hablaha huwaney hagoogta asluubta kuyaal hooyadii kusoo korisaybaa hufnaan lagu dheehayoo horjooga iyo haybadana hidahaha diinteena iyo hibiyo qurux baa udheer hablaha soomaaaliyeed haweenka aduunka jira hormodkoodi bay noqden hibaha qurux baa udheer ninkii helaa ba cawo leh anigu kuu hanweyniyoo hadaad kulanaa haween haasawaha ila wadoo hurdana aanan is arag hibooyhadalkaaga wacan marnaba kama haanayee hayboow hoodaale weeyee halyey geesiyaad tahee hugaan xidhan nayiyo goaan huwadaa tahee labada hooyada dhashooo horaad wada nuugtabaa isaga hilif dhawoo
Queue is empty
-- / --